Category Archives: Wararka

Diplomaasi Maraykan Oo Dad Rayid Bistoolad Ku Taagay Oo Lagu Xiray Nairobi.

Saraakiisha Boliska Kenya iyo Goobjoogayaal ayaa sheegay in la xiray Diplomaasigaasi, kadib, markii uu shil gaari galay, isla markaana  cabsi geliyey Dareewalka Gaariga

Posted in Wararka | Leave a comment

SAWIRO): Madaxweyne Farmaajo Iyo Madaxweynihii Hore, Xasan Sheekh Oo Kulan Khaas Ku Yeeshay Villa Somalia.

Madaxweynaha La-doortay ee DFS, Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Madaxweynihii hore, Xasan Sheekh Maxamuud waxay maanta Kulan Khaas ah ku yeesheen Xarunta Madaxtooyadda ee

Posted in Wararka | Leave a comment

XOG-Beesha Caalamka Oo Shaqsi Caan ah U Sharaxday RW Soomaaliya.

Beesha Abgaal ayaa kamid ah beelaha hawiye ee loolanka xooggan ugu jira sidii ay ku heli lahaayeen xilka Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, iyaga oo

Posted in Wararka | Leave a comment

WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Soo Gaadhay Magaalada Boosaaaso ee Gobolka Bari.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta 11 February 2017 dalka dib ugu soo

Posted in Wararka | Leave a comment

Dowladda Britain Iyo Ururka Jaamacadda Carabta Oo U Hambalyeeyey Madaxweynaha Cusub Ee DFS.

Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee dalka Britain, Boris Johnson ayaa sheegay inay Dowladiisa u hambalyeynayaan Madaxweynaha la-doortay ee Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo. Waxa uu

Posted in Wararka | Leave a comment

Aqalka Cad Ee Maraykanka Oo Sheegay In Muwaadiniin Somali Lagu Daray Liiska Dadka Lala Xiriiriyo Argagixisadda.

Aqalka Cad ee looga arrimiyo Maraykanka ayaa daaha ka rogay Liiska 24 qof oo lagu tuhunsan yahay Argagixiso, kuwaasi Qaxooti ahaan ku galay

Posted in Wararka | Leave a comment

(DEGDEG): Ciiddanka Milliteriga Ee DFS Oo Lagu Amray Inay Ka Wada Baxaan Magaalladda Muqdisho.

Taliyaha Ciiddanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa amar ku siiyey dhamaan Ciiddanka XDS inay ka wada baxaan Muqdisho, kuna laabtaan

Posted in Wararka | Leave a comment

Hambalyo Hambalyo Madaxwaynaha Cusub ee Jamhuuriyada Fedaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Hambalyo Hambalyo Madaxwaynaha Cusub ee Jamhuuriyada Fedaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa noqday Madaxwaynaha Cusub ee Jamhuuriyada Fedaraalka Soomaaliya,

Posted in Maqaalo, Wararka | Leave a comment

Farmaajo Oo ku Guuleystay Madaxweynaha Afarta Sano

axamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa loo doortay inuu noqdo madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, kadib markii uu ka adkaaday Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh

Posted in Wararka | Leave a comment

Live u Daawo Doorashada Somaaliaya Puntlander Team

Posted in Wararka | Leave a comment