Hambalyo Hambalyo Madaxwaynaha Cusub ee Jamhuuriyada Fedaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Madaxwaynaha SoomaaliyaHambalyo Hambalyo Madaxwaynaha Cusub ee Jamhuuriyada Fedaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa noqday Madaxwaynaha Cusub ee Jamhuuriyada Fedaraalka Soomaaliya, ka dib markii uu si aqlabiyad leh uga guulaystay Murashaxiintii kale ee la tartamaysay. Waxaan u rajaynaynaa Madaxwaynaha Cusub in Allaah ku garab galo, oo u fududayo xilkaa cusub ee ay ummada Soomaaliyeed u igmatay, Ummada Soomaaliyeedna waxaan u rajaynayna Nabad, Amaan, Horumar iyo Badhaadhe

Maamulka Puntlander