Category Archives: Wararka

RA’ISILWASAARAHA ITOOBIYA OO SHEEGAY IN AY DOORBIDAYAAN IN XASAN SHEEKH UU SOO LAABTO

Ra’isul-wasaaraha Ethiopia, Hailemariam Desalegn, ayaa wareysi uu siiyey Universal TV kaga hadlay xaaladaha dalka Somaliya, sida Doorashooyinka, dibu-u-kabshada dalka, ciidamadooda ku sugan Somaliya

Posted in Wararka | Leave a comment

Dr. Deeqa Jibriil ayaa ka mid ah todoba qof oo u tartami doona kursiga xildhibaanka gobolka Bosaton ee Dalka Maraykanka.

Dr. Deeqa Jibriil ayaa ka mid ah todoba qof oo u tartami doona kursiga xildhibaanka gobolka Bosaton ee Dalka Maraykanka. Deeqa jibriil ayaa

Posted in Wararka | Leave a comment

Madaxda EU-da oo shirkooda Malta uga tashanaya Trump iyo Libya

Hogaamiyayaasha dalalka xubnaha ka ah ururka midowga Yurub ayaa maanta isugu imaanaya shirkoodii ugu horeeyey ee sannadkaan, kuwaas oo ku kulmaya magaalada Valetta

Posted in Wararka | Leave a comment

Nin & Haweeney lagu helay inay nikaax la’aan gogol galeen oo xukun karbaash ah lagu fuliyey (Daawo Sawirro)

Maxkamad ku taalla Gobolka Aceh ee dalka Indonesia ayaa xukun Karbaash ah ku fuliyey nin iyo Haweeney lagu helay inay nikaax la’aan gogol

Posted in Wararka | Leave a comment

Banaanbax lagu taageerayey go’aankii Maxkamada ICG oo Muqdisho ka dhacay (Daawo Sawirro)

Dibed-bax ballaaran ayaa maanta ka dhacay taallada daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho kaasoo ay ka qeyb galeen shacab fara badan, qeybaha ururada bulshada

Posted in Wararka | Leave a comment

Cumar CabdiRashiid oo Ugu Dambayn u Adkaysan waayay Faragelinta Itoobiya Afkana Furtay (Daawo Video)!!!

Cumar CabdiRashiid oo Ugu Dambayn u Adkaysan waayay Faragelinta Itoobiya Afkana Furtay (Daawo Video)!!! 

Posted in Maqaalo, Wararka | Leave a comment

Xal Haye – Noocyada Dhaliinyarada Qurbaha(4)

Xal Haye – Noocyada Dhaliinyarada Qurbaha(4) Assalamu Calaykum Waraxmatullahi Wabarakatuhu Dhawar iyo labaatan sano ka dib oo aan la noolaa mushkiladaha iyo horumarka

Posted in Maqaalo, Wararka | Leave a comment

Kuwa Ugu Dhow Kalgacaltooyo Mu’miniinta Waa Kuwii Yidhi waxaanu Nahay Nasaara Christans

Kuwa Ugu Dhow Kalgacaltooyo Mu’miniinta Waa Kuwii Yidhi waxaanu Nahay Nasaara Christans 

Posted in Maqaalo, Wararka | Leave a comment

Haddal aad u xiisa badan Shirk jir’aaid Madaxweyne ku xigeenka Puntland Inj Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey (Daawo Video).

Haddal aad u xiisa badan Shirk jir’aaid Madaxweyne ku xigeenka Puntland Inj Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey (Daawo Video).

Posted in Maqaalo, Wararka | Leave a comment

Maxaa ka jira in ay Somaliland Aqoonsadeen 35 Dowladood, ka dib markaynu Gobanimada qaadanay 1960 gii!!! (Daawo Video)

Maxaa ka jira in ay Somaliland Aqoonsadeen 35 Dowladood, ka dib markaynu Gobanimada qaadanay 1960 gii!!! (Daawo Video)

Posted in Maqaalo, Wararka | Leave a comment