Dr. Deeqa Jibriil ayaa ka mid ah todoba qof oo u tartami doona kursiga xildhibaanka gobolka Bosaton ee Dalka Maraykanka.

Dr. Deeqa Jibriil ayaa ka mid ah todoba qof oo u tartami doona kursiga xildhibaanka gobolka Bosaton ee Dalka Maraykanka.

Deeqa jibriil ayaa horay shaqooyin badan ka qabatay ururada caawiya dadka soo galootiga ee bulshada Somalida ka mid yihiin.

Waxay kaloo wax badan u qabatay gobolka Bostan dadka ku dhaqan, iyadoo gacan siisa degaanka Gobolka Boston bulshooyinka kuwada nool.

Deeqa jibriil waxaa dhawaan la gudoon siiyey bilad sharaf howl karnimo,taasoo dadka la siiyey sanadkan bilad sharftaas kaligeed Somali kaga jirtay dalka Maraykanka oo dhan.

Deeqa waxaa u rajeynaynaa inay ku guuleysato mid ka mid ah xubinta xildhibaan ee u cararayso gobolka Boston ee dalka Maraykanka. Waxaa leenahay allaha kugu guuleeyo deeqa jibriil xilkaas insha allaahu