Category Archives: Wararka

Dhakhaatiir Somali-Kenyan Ka Tirsanaa Daacish Oo Lagu Dilay Liibiya

Wargeyska Daily Nation ee ka soo baxa magaalladda Nairobi ayaa qoray in Labo qof oo Somali-Kenya ah oo loo tababaray Dhakhtarnimo lagu dilay

Posted in Wararka | Leave a comment

Faalo Siyaasadeed Shaqadda Wasiirku maxay tahay

Asalamu Calaykum Waraxmatulaahi wabarakaatuhu. Marka hore Allah ayaa mahad oo idil iska leh. Marka xiga waxaan rabaa inaan wax yar ka faaloodo shaqadda

Posted in Wararka | Leave a comment

Gen. Maxamed Aadam Axmed Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Maxaa Shaadhkiisa loo wasakhaynayaa?!!! Maxaa Burushka Wasakhaysan loola daba joogaa?!!! Xog iyo Faah Faahin sababta+Video.

Gen. Maxamed Aadam Axmed Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Maxaa Shaadhkiisa loo wasakhaynayaa?!!! Maxaa Burushka Wasakhaysan loola daba joogaa?!!! Xog iyo Faah Faahin sababta+Video.

Posted in Maqaalo, Wararka | Leave a comment

Wadamada Uk.Uganda, Kenya Iyo Ethiopia Oo Lagu Casuumay Shirweynaha London.

Madaxweynaha dalka Uganda, Yoweri Kaguta Museveni oo horey u qaadacay Xafladdii Caleema-saarka Madaxweyne Farmaajo ayaa oggolaaday inuu ka qeyb galo Shirka Caalamiga ee

Posted in Wararka | Leave a comment

Qoysaska Shaqaalaha La Socday Markabka La Qafaashay Oo Baaq U Diray Burcad-Baddeeda.

Qoysaska 8-da shaqaale ee la socota Markabka Booyadlaha ee afduubka loogu haysto Xeebaha Caluula ayaa Baaqaasi ku sheegay mar ay la kumeen Saraakiil

Posted in Wararka | Leave a comment

Dowladaha Carabta oo loogu baaqay inay Gurmad gaarsiiyaan dadka ku macluulsan Somalia

Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta, Dr. Ahmed Abu Kheyd ayaa ku booriyey Dowladaha Carabta iyo Hay’addaha Samafalka Carbeed inay sida ugu dhaqsaha

Posted in Wararka | Leave a comment

FBI-da Maraykanka oo baadi-goobaysa Haweeney u dhalatay Urdun.

Hay’adda Dembi-baarista Federalka Maraykanka ee FBI-da ayaa shaaciyey inay ku raad-joogaan Haweeneydaasi oo lagu magacaabo Axlaam Cariif Axmed Al-tamiimi, taasi oo loo haysto

Posted in Wararka | Leave a comment

Burcad-baddeed codsatay madax-furasho lagu sii daynayo Markabkii Shidaalka ee ku soo wajahnaa Dekedda Muqdisho

Ciiddanka Badda ee Midowga Europe ee ku sugan Xeebaha Somalia ayaa sheegay inay Burcadda Hubeysan ee qabsatay Markabkaasi dalbadeen  Lacago madax-fursado oo aan

Posted in Wararka | Leave a comment

Al-shabab oo deegaanka Daaru salaam ee Shabeellaha Hoose Lug iyo Gacan uga jaray labo Wiil oo Dhalin yara ah

Fagaare ku yaala deegaanka Daaru salaam ee gobolka Shabeellaha Hoose waxaa maanta Al-shabaab Lug iyo Gacan uga gooyeen laba wiil oo dhalinyara ah

Posted in Wararka | Leave a comment

DEG DEG: Xildhibaan ka tirsan Maamulka Puntland oo Qarax lagu dhaawacay

Wararka laga helayo Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Qarax xoogan uu ka dhacay dhacay nawaaxiga Hoteel lagu magacaabo Kalaasik oo ku yaalla Xarunta

Posted in Wararka | Leave a comment