Category Archives: Wararka

Haweeney Faransiis Ah Oo Xabsi 10-Sanno Ku Muteysatay Wiilkeeda Oo Ku Biiray Kooxda Daacish

Haweeneydaasi oo lagu magacaabo Kiristina Rifiyeere oo 51 jir ah waxaa xukunka ku riday Maxkamad ku taalla magaalladda Paris. Haweeneydaasi oo 51-jir ah

Posted in Wararka | Leave a comment

Daawo Doorashadii Daladda Qurbajoogta Puntland Pedan Shirkii Denmark

Posted in Wararka | Leave a comment

Soomaali Loo Maxkamadeeyey Muwaadin Soomaaliyed Oo Lagu Dilay Kanada

Share C/risaaq Yabarow oo 37-jir ah ayaa shalay la soo taagay Maxkamad ku taalla magaalladda Toronto ee Gobalka Ontario ee dalkaasi, kadib, markii lagu soo

Posted in Wararka | Leave a comment

Maxkamad ku taalla dalka Sweden oo ka farxisay Haweeney 106-sano jir ah (Daawo Sawirro)

Haweeney 106-sano jir ah ayaa sheegtay inay ku faraxsan tahay go’aanka Maxkamadeed ee lagu joojiyay in laga musaafuriyo dalka Sweden. Khalbibi Uzbeki oo

Posted in Wararka | Leave a comment

Safiirkii Dowlada Mareykanka u fadhiyay Soomaaliya oo is casilay

Safiirkii Maraykanka u qaabilsanaa Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa la xaqiijiyay in uu is casilay kana tagayo shaqada, waxaana is casilaada Safiirka lagu sababeeyay

Posted in Wararka | Leave a comment

Maalintii Labaad Shirka Qurba joogta oo ka socda Denmarka Copenhegan

Maalintii labaad ee Shirk a Qurbajoogta Puntland ee Yurub iyo Wasiir ku Xigeenka Warfaafinta Hidaha iyo Dhaqanka Puntland mudane Cabdirisaaq Cumar Ismaaciil (Shiikh

Posted in Wararka | Leave a comment

Waxqabadka Madaxweynaha Dawladda Puntland 2017 oo lagu soo bandhigay shirkii qurba joogta puntland Denmarka

Posted in Wararka | Leave a comment

Rabshado ka dhashay Guushii Madaxweynaha Kenya oo ka bilowady Magaalooyin dhawr ah

Magaalooyin ka tirsan dalkMagaalooyin ka tirsan dalka Kenya ayaa waxaa xilligaan ka socda dibadbMagaalooyin ka tirsan dalka Kenya ayaa waxaa xilligaan ka socda

Posted in Wararka | Leave a comment

Dr Cabdullaahi Spanish Reer Somaliland ma la Garnaqsan karaan?!!! Soomaalida kale se Waanadiisa ma Qaadanayaan?!!

Dr Cabdullaahi Spanish Reer Somaliland ma la Garnaqsan karaan?!!! Soomaalida kale se Waanadiisa ma Qaadanayaan?!!

Posted in Maqaalo, Wararka | Leave a comment

Sh Dr Zakir Naik oo ay Gabadhi Waydiisay Allaah Yaa Abuuray Isaga!!! Su’aal Xiisa Badan

Sh Dr Zakir Naik oo ay Gabadhi Waydiisay Allaah Yaa Abuuray Isaga!!! Su’aal Xiisa Badan

Posted in Maqaalo, Wararka | Leave a comment