Gudiga Abaaraha Deegaanka Degmada Borlänge Ee Dalka Sweden oo in mud ah ku howlanaa siduu uu deeq u gaarsiin lahaa dadweynaha Soomaaliyeed ee Abaaruhu ku dhufteen kuna sugan qaar ka tisran Gobolada Waqooyi ee dalka Soomaaliya haatana uu gacanta ku hayo maamulka Somaliland. Gudigan oo si sikiis ah isugu xilsaaray Gurmadka Walaalaha Soomaaliyeed ee Abaaruhu ku habsadeen gobolada Sool, Sanaag Iyo Togdheer ayaa waxa ay muddooyinkii ugu danbeeyay habeen iyo maalinba ku howlanaayeen sidii ay baaqa gurmadka u gaarsiin lahaayeen dhamaan walaaha soomaaliyeed ee ku dhaqan guud ahaan magaalada Borlange iyo gobolka Dalarna ee dalkan Sweden, iyaga oo ugu danbeyn isu keenay Lacag Gaareysay Todobaatan Iyo Laba kun Iyo Afar Boqol iyo Konton Swedish krona ( 72450 kr ) taa oo u dhiganta Todobaatan kun Sadex Boqol Iyo Sodon Iyo Kow Doolar.(7331 $).
Waraysiyo
Madaxwaynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas
Xasuuqyadii Gobolada Woqooyi!!!
Puntlander Facebook
Puntlander Logo
< />
Dhegayso Qur’aanka Kariimka ah
Somalia Flag
< />
Norway Stop looting our Natural Rescources
ma 35 dowladood baa aqoonsatay Somaliland 1960
-
Recent Posts
- Boqor Abdirshiid oo carmo oo ku baaqay in la dhiso masjid
- Boqor Abdirashid oo Afur Sharfeed loogu suubiyey Dalka Oman
- Aqalka Sare oo Baaq Deg-deg ah u diray DFS iyo M/Goboleedyada
- DEG DEG:-Madaxweynihii Burundi oo si kedis ah ku geeriyooday
- Barlamaanka aqalka sare ee Soomaaliya oo ku baaqay wada tashi degdeg ah in laga yeesho doorashada Soomaaliya