Qisooyinka Quraanka (18) – Doodii dhexmartay Nabi Ibraahiim iyo tolkiis
Assalamu Calaykum waraxmatullahi wabarkatuhu
Nabi Ibraahim isaga oo yar oo aan nabi ahayn ayuu Allah xikmad iyo celmi siiyay. Waxa uu arkay in aabihii iyo tolkiis waxa ay caabudayaan aanay sax ahayn. Wuxuu doonay in uu qanciyo. Doodii dhexmartay isaga, aabihiis iyo tolkiis ayaanu maanta kaga hadlaynaa barmamijka 18 aad ee qisooyinka Quraanka.
Fadalan sii gudbi si aad ajarka wax uga hesho.
Shiekh Said Ali Ahmed
Ottawa