DEG DEG:-Mid ka mid ah Nabadoonada ugu caansan Gobolka Bari Lagu Dhaawacay Boosaaso.

wararka’imaanaya Magalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa ku warama in gudaha magaaladaasi lagu dhaawacay Nabadoon Muuse Xaaji Faarax oo kamid ah ahaa nabadoona sida weyn looga yaqaanay magaladaasi

nabadoonka ayaa la sheegay in ay dhaawaceen kooxo hub eynsan kuwaa oo isla goobta ka baxsaday

ciidamada maamulka puntland ayaa wada baaritaano ku aadan dadkii ka kadanbeeyay falka lagu dhaawacay Nabadoon Muuse Xaaji Faarax kaa oo hada xaladiisa caafimaad lagu baxnaaninayo cisbitaalka weyn ee magaladaasi

Weirayha Puntander  ee  Bosososo  ayaa ku soo  waramaya  In durba  ciidamada Amaanka  Bilaabeen Baaritaamno   xoogan    mid   mid ah  Saraakiisha   Booliska  oo gor dhow  la  haalay ayaa   Noo  xaqjiyey  in ay  ku raad joogaan  dhagar qabyaashii dilka   dhawaca   Geeystay  lagun rajo  weynyahay  in la soo  qabto