MUSHARAX LEILA ALI ELMI – GÖTEBORG

” HA ILOOWIN INAAD U CODEYSO MUSHARAXEENA KU DAYASHADA MUDAN”   Leila Elmi    waa  Muwaadinada  laga   Filand  karo Hormar Lixaad  leh  oo  oo bulshada Somalaiyeed u horseeda  in ay  la jaan qadaan  bulshooyinka ay la nool  yihiin

hadaba  Muwaasin waxaa  lagaa   Codsanaa  in aad u  Xariiqadaan No  21    Sidaan   la soctaan    Sandkaan      32  xildhibaan ayaa  la filayaa  in ay  helaan  Xisbiga ay ka sharaxan tahaya   Numberka ay wadataan wa a mid u sahalaaya in ay si yar ku soo baxadao      waana ka jaanis  fiican tahaya     xisbiyada kale      dadka  ka sharaxan  hadaba  Muwaadin ha    ina aseejin fursadaa  qaaliga ah

LEILA COVER PHOTO (1)