Madaxweynaha Puntland oo garoowe ku soo laabtay

Madaxweyne cabdi weli cali gaas soo dhoweyntiisa waxaa ka qayb galay xubno ka socday golayaasha dawladda ,
Madaxweyne gaas ayaa soo dhoweeyey ayaa bogaadiyey waxyaabihii kasoo baxay shirkii uu muqdisho uga soo qaybgalay ,dhinaca kalena waxa u sheegay in horumarka ka socda puntland wax saamayn ah aanay ku yeelan doonin dadka xumaanta ka faafiya waxyaabaha horumarka ah ee puntland ka socda