Qisooyinka Quraanka (15) – Magaaladii Gaajada iyo Cabsida lagu ciqaabay.

shiekh saeedQisooyinka Quraanka (15) – Magaaladii Gaajada iyo Cabsida lagu ciqaabay

 

Assalamu Calykum WW

Barmaamijka 15 aad ee barmaamijyada qisooyinka Quraanka waxa aan maanta ku soo qaadanaynaa qiso uu Allah si kooban ugaga hadlay Surah An-Nahl. Waa magaalo inta uu Allah u nicmeeyay nimcadiii garan wayday. Kadibna Allah ciqaab ku soo riday. Qisada magaaladaas iyo casharada laga baran karo ayuu ku saabsan yahay barmaamijkeenu.

Fadlan daawo siina fidi.


Mahadsanidin

Shiekh Said Ali Ahmed

said.ali.ahmed@gmail.com

Programmer / Analyst