Qisooyinka Quraanka (5) – Midayntii Qabaa’ishii Jasiirada Carabta

shiekh saeedQisooyinka Quraanka (5) – Midayntii Qabaa’ishii Jasiirada Carabta

Assalamu Calykum waraxmatullahi wabarakatuhu

Ramadaan Mubaarik mar kale

Carabtii ku noolayd Jaziirada Carabtu Islaamka ka hor waxa ay ahaayeen qabaa’il iswada khilaafsan, daciif ah wax wayn oo isku xidhaana aan jirin. Barmaamijka 5 aad ee silsiladan barmaamijyadan waxa aan ku soo qaadaynaa sidii uu islaamku dadkaa kala firidhsan ee is wada khilaafasan uu uga dhigay umad kaliya oo ay diinta walaalo ku ah.

 
Mahadsanidin

Shiekh Said Ali Ahmed

said.ali.ahmed@gmail.com

Programmer / Analyst