Author Archives: admin1

Madaxweynaha Puntland oo safar Shaqo ugu maqnaa dalka Dibadiisa oo yimid BOOSAASO (Warbixin video ah).

Madaxweynaha Puntland oo safar Shaqo ugu maqnaa dalka Dibadiisa oo yimid BOOSAASO (Warbixin video ah).

Posted in Maqaalo, Wararka | Leave a comment

Qisooyinka Quraanka (1) – Horudhac

Qisooyinka Quraanka (1) – Horudhac Assalamu Calykum waraxmatullahi wabarakatuhu Qisooyinka Quraanku waa barmaamij maalin le ah oo aan ugu talagalay bisha barakaysan ee

Posted in Maqaalo, Wararka | Leave a comment

WASAARADA DEEGAANKA PUNTLAND, PHA IYO GIZ OO KA SHIRAY SAAMAYNTA DEEGAANKA EE DHISMAHA WADADA GAALKACYO IYO GAROOWE

Garowe(Puntlader)Waxaa maanta xafiiska Wasiirka wasaarada Deegaanka ee dawlada Puntland ka dhacay shir looga hadlayey saamaynta deegaanka uu ku yeelanayo Mashruuca dib loogu dhisayo

Posted in Wararka | Leave a comment

MADAXWEYNAHA DAWLADDA PUNTLAND OO BOOSAASO SOO GAADHAY

Madaxweynaha Dawlada Puntland oo safar shaqo oo qaatay mudo 4 maalmood ah ugu maqnaa magaalada Abu-dhabi ee xaruntka Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa maanta

Posted in Wararka | Leave a comment

MADAXWEYNAHA DAWLADDA PUNTLAND OO BOOQDAY GARAAD SALEEBAAN GARAAD MAXAMED

Madaxweynaha Dawllada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan Magaalada Abu-Dhabi ee Caasimada Wadamada Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa maanta oo ay

Posted in Wararka | Leave a comment

QARAX 11 QOF KU DHIMATAY OO KA DHACAY MAGAALADA ISTANBUUL

http://i2.wp.com/puntlandpost.net/wp-content/uploads/2016/06/stabul3.jpg?w=644 Ugu yaraan 11 qof ayaa ku dhimatay 36 kalana waa ku dhaawacmatay  Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo lagu weeraray gaari

Posted in Wararka | Leave a comment

MADAXWEYNAYAASHA SOOMAALIYA IYO KENYA OO NAYROOBI KU KULMAY

Nairobi – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kenya, Uhuru Muigai Kenyatta, ayaa maanta kulan saacado badan qaatey

Posted in Wararka | Leave a comment

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweynaha Turkiga oo wada furay Safaarada ugu weyn ee Turkiga ku leeyahay dunida

Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya iyo dhigiisa wadanka Turkiga Rajab Dayib Erdogan ayaa si rasmi ah xariga uga jaray safaarada ugu weyn ee Turkiga

Posted in Wararka | Leave a comment

Magaca Ninkii isku Qarxiyay Hotelka Ambssador oo lasoo bandhigay iyo Wareysi laga qaaday

Xarakada Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay magaca njinkii daah furay Weerarkii habeen hore lagu qaaday Hotelka Ambassador ee magaalada Muqdisho, waxaana weerarkan ka dhashay

Posted in Wararka | Leave a comment

DEG DEG: Diyaarad wada ciidamo sugaya ammaanka Madaxweynaha Turkiga oo soo gaaray Muqisho

Waxa goor dhaw soo gaartay diyaarad waday koox qaabilsan dhinaca amniga oo horu dhac u ah safar berito uu ku imaan doono madaxweynaha

Posted in Wararka | Leave a comment