XAQA DIIDE – Noocyada Dhaliinyarada Qurbaha (2)

XAQA DIIDE – Noocyada Dhaliinyarada Qurbaha (2)

 

Assalamu Calykum Waraxmatullahi wabarakatuhu

Waa bamaamijkii labaad ee aan ku eegayno qaybaha  dhaliinyarada Soomaaliyeed ee qurbaha degan. Barmaamijkii koowaad waxa aan si guud uga hadalay  dhaliinyarada iyo muhiimada ay u leedahay mustaqbalka Soomaalida qurbaha. Waxa kale oo aan soo bandhignay noocyada aan u qaybin karno dhaliiinyaradaas. Barmaamijkan waxa aan ku soo qaadanaynaa qaybta koowaad ee qaybaha aan u qaybinay dhalinyarada waxa aanan u bixinay :

XAQA DIIDE – Noocyada Dhaliinyarada (2)

Fadlan hoos ka daawo, siina fidi hadaad awoodo.

Mahadsanid

 

Sh.Siciid Cali

said.ali.ahmed@rogers.com