Qisooyinka Quraanka (12) – Sedexdii Towbadooda dib loo dhigay.

shiekh saeedQisooyinka Quraanka (12) – Sedexdii Towbadooda dib loo dhigay

Assalamu Calykum

Qisada aan maanta ku soo qaadanayo barmaamijka 12aad ee qisooyinka Quraanka waa qiso ka waramaysa toobada dhabta ah ee laga doonayo qofka Muslimka ah. Waa qisada sadexdii asxaabi ee bilaa cudur daarka uga baaqday dagaalkii Tabuuk.

Fadalan daawo siina fidi.


Mahadsanidin

 

Shiekh Said Ali Ahmed

said.ali.ahmed@gmail.com

Programmer / Analyst