Category Archives: Wararka

Talyaaniga Oo Dhaqaale Uga Qeyb Qaadanayo Gurmadka Dadkii Ku Dhaawacmay Qaraxii Zoobe

Dowladda Talyaaniga ayaa Soomaaliya ugu deeqday gargaar Lacageed oo ay ugu tala gashay in ay ku caawiso dadkii ku waxyeeloobay qaraxii Sabtidii ka

Posted in Wararka | Leave a comment

Gaari Siday Walxaha Qarxa Iyo Rag La Socday Oo Lagu Qabtay Ceelwaaq

Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay gacanta ku dhigeen gaari la sheegay in ay saarnaayeen waxyaabaha qarxa. Gaariga

Posted in Wararka | Leave a comment

Muwaadiniin Soomaali Ah Oo Lagu Maxkamadeynayo Dalka Ireland

Maxkamadda Sare ee dalkaasi waxaa la soo taagay Wiil Somali ah oo 17-jir ah, kaasi oo lagu tilmaamay inuu khatar ku yahay Mujtamaca,

Posted in Wararka | Leave a comment

Doorka Maraykanka Ee Somalia Ma Aha Mid Taageero Ka Geysanayo Dhismaha Nabadda Somalia (Warbixin

Wargeyska Pittsburgh Post-Gazette ee ka soo baxay dalka Maraykanka ayaa qoray Warbixin dheer oo uu kaga hadlay dilalka ka dhaca Somalia iyo Doorka

Posted in Wararka | Leave a comment

Ehelada dad lala’ yahay oo saaka buuxiyey Isgoyska Zoope & meydad laga soo saaray burburka (Daawo Sawirro)

Boqolaal qof ayaa saaka buux dhaafiyey nawaaxiga Isgoyska Zoope ee magaalada Muqdisho oo shalay galab uu ka dhacay qarax lagu hoobtay oo loo

Posted in Wararka | Leave a comment

Farmaajo oo booqday goobtii Masiibadu ka dhacday & Isbitaalada, dhiigna shubay (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa booqday goobtii mashaqadu ka dhacday ee isgoyska Zoopo iyo Isbtitaalada magaalada qaarkood isagoo u kuurgalaya xaaladda shacabkii

Posted in Wararka | Leave a comment

RW Kheyre oo baajiyey safar dibeda ah, amar cusubna siiyey golihiisa wasiirada

Raisul wasaaraha Xukuumada Somalia Xasan Cali khayre ayaa baajiyey safar uu maalinta beri ah ugu ambabixi lahaa Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Wasiirka

Posted in Wararka | Leave a comment

Photo News Qaraxii Muqdisho

Posted in Wararka | Leave a comment

Wararkii Ugu Dambeeyay qaraxii Xooganaa ee ka dhacay Muqdisho iyo qeybo kamid ah Zope oo gubanaysa

Qarax aad u xoogan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ka dhacay agagaarka Isgooska Zope ee magaalada Muqdisho, waxaana

Posted in Wararka | Leave a comment

War Deg Deg Ah: Qarax aad u xoogan oo goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho

Waxaa goordhaw qarax aad u xoogan si weyna laga maqlay inta badan uu ka dhacay meel aan ka fogeyn isgooska Zope ee magaalada

Posted in Wararka | Leave a comment