Maalqabeen ibrahim Uunlaaye oo ku geeriyooday wadanka Kenya iyo umada somaliyeed oo tacsi u direysa ehelkii marxuunka
Jaaliyadda Somaliyeed ee ku Nool Wadanka Oman ayaa waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa dhamaan eheladii iyo qaraabadii iyo umadda somaliyeed meel kasta oo ay joogto, oo uu ka Geeriyooday Xaaji Ibraahim Cisman Abuubakar ( Xaaji Ibraahim Uunlaaye) oo saakay subaxnimadii ku geeriyoodey Magaaladda Nayroobi, Waxayna marxuumka ilaahay ugabaryayaan janadii fardoowsa in uu ilaahay ka waraabiyo intii uu ka tegey iyo intii ehelkiisa ahaydba uu samir iyo Iiman buuxa inuuu ka siiyo Amiiiiin
Xaji Ibraahin Uunlaaye Ilahay ha u naxariistee wuxuu ku dhashay magaaladda qandala Bilowgii Qarnigii 19aad, wuxuuna uu ku Barbaraay Magaalada kismaayi, waxaa lagu xasuustaa xaaji Ibraahin ilaahay ha u naxariistee inuu ahaa dadka ugu horeeya dhanka ganacsiga iyo Ra’sulmaalka Uguna Balaaranaa Wadanka Soomalia kana mid ahaa Tijaartii soomalida caanka ahaa oo laga yaqiin wadamada caalamka marxuumka ayaa wuxuu deganaa muddadii bururka oo dhan Wadanka Keenya, halkas oo uu ku xanuunsana mudooyinkii lasoo dhaafay saakayna uu ku geeriyoodey,
dadka tacsidaan diraaya ayaa kala ah
1-barkhad maxamad maxamud (shekeye)
2-maxmad abdisalan warsame
3-ahmed issa maxamad (beeryare)
4-said gaacshe
5-ibrahim said salah
6-maxamud shaam
7-suge hayaan
8-abdishakuur said
9-xabiib omar jamac
10-cabdi cilmi
11-mire farah
12-abdinasir isse
13- salaad xarago
14- ahmed ugaas
15-ciisa orshe
16-husein tooray
17-muxiyadiin
18-xaaji dacam
19-hassan degel
20-ismaciil kutub
21-said hassan koob
22-maxamad dacar
23-kaatun shire yusuf
24-jaamac hamari
25-maxamad garaadka
ibrahim said salah
salalah oman
Sidoo kale jaaliyada somaliyeed ee wadanka denimark ayaa tacsi taas lamid ah diraya .
Jaliyayadda Somaliyeed ee ku nool waddanka Demarkay waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa dhamaan eheladii iyo qaraabadii iyo umadda somaliyeed meel kasta oo ay joogto, oo uu ka Geeriyooday Xaaji Ibraahim Cisman Abuubakar ( Xaaji Ibraahim Uunlaaye) oo shalay subaxnimadii ku geeriyoodey Magaaladda Nayroobi, Waxayna marxuumka ilaahay ugabaryayaan janadii fardoowsa in uu ilaahay ka waraabiyo intii uu ka tegey iyo intii ehelkiisa ahaydba uu samir iyo Iiman buuxa inuuu ka siiyo Amiiiiin
Xaji Ibraahin Uunlaaye Ilahay ha u naxariistee wuxuu ku dhashay magaaladda Qandala Bilowgii Qarnigii 19aad, wuxuuna uu ku barbaraay Magaalada Kismaayo, waxaa lagu xasuustaa xaaji Ibraahin ilaahay ha u naxariistee inuu ahaa dadka ugu horeeya dhanka ganacsiga iyo Ra’sulmaalka uguna balaaranaa wadanka Soomalia kana mid ahaa Tijaartii soomalida caanka ahaa oo laga yaqiin wadamada caalamka. Marxuumka ayaa wuxuu deganaa muddadii bururka oo dhan Wadanka Keenya, halkas oo uu ku xanuunsana mudooyinkii lasoo dhaafay shalayna uu ku geeriyoodey,
Waxaa inagoo ka tiiraayaysan tacsi u diraynaa dhamaan umada soomaliyeed, Reer Puntland yo Qoyskii iyo ehelkii iyo qaraabada uu ka baxay Illa ha unaxariistee Xaaji Ibraahim Cisman Abuubakar ( Xaaji Ibraahim Uunlaaye)
Tacsida Waxaa diraya Jaaliyada Puntland ee Copenhagen
Oday Bootaan Bare Samatar
Suldaan Axmed Xasan Keenadiid
Oday Cabdi Abshir Aaden
Oday Salaad Ileeye
Oday Faarax Siciid
Oday Cabdi Xasan Abuukar(Cabdi Madoobe)
Oday Khaliif Cali Bare
C/rizaq cali Xoosh
Nabadoon Maxamuud Geele Cumar
Xaaji Mohamed Hussein Daaniye
Dr. Saciid Ahmed Oor
Ali Cabdi Kawis(Cali Qalinle)
Maxamed Xasan Gelle
Xildhibaan Ibraahim Dhaqane
Ing. Cumar Maxamud Cabdi
Husein Beynax Bare iyo Marwadiisa Haliima Abuukar Hileye
Cabdirsaaq Abuubakar (Namhaan)
Mohamud Ahmed Cali Ilweyn(Ilkacase)
Mohamud Cali Xirsi (Helow)
Faarax Ciise
Cabdi-Shaahid Mahamed Bare
Shiekh Shiine Xirsi Nuur
MAHAMUUD ABDI
AHMED MAHAMED ISSE(DHAKAL)
CABDULLAHI AHMED (GAMEEYRE)
AHMED MAHAMED
SULDAAN MAHAMED MAHAMUUD
ABDULLAHI MAHAMED MAHAMUUD
MULAAXO XARAARE
MARYAN JAMAC AaR
CAASHO XIRSI NUR
XAAWO ABDI ABSHI
FARHIYO XASAN SACIID
SAHARO FAARAX CIISE
SUREER ALI MAAD
ISIR MAHAMED WARSAME
ABSHIRO ABDULLE YUSUF
FAADUMO ALI MAHAMED
SACIIDO CUSMAN
ABDIRASHIID KHALIF ALI
MAHAMED ALI ABDULLE
ABDIRASHIID SALAAD (Nuune)
ABDULKAADDIR ELMI YUSUF (Shilbeen)
UBAH MOHAMUD KADAWE
SAID MOHAMED SAID
MOHAMED AHMED MOHAMED ABDUL-KADIR
MAHMOUD SAID OSMAN
BURHAA ABDILLAHI BASHIIR (BILE)KINA ABDI
HALIMA ABDI ALI
ALI ISSA FARAH
ABDIHALIM M .ALI ILWEYN
CABDULLAHIM CALI SHANDHO
ABDEL R.A.HASSAN
LIBAN ALI MOHAMED
ZAMZAM YASSIN AHMED
UBAH MAHAMED ESMAN
SUAAD SAED DAHIR
SAIIDO AHMED DIRIE
MUKHTAR ALI QOOD
SAID AHMED HASSAN
SAHRO MOHAMED ADAN
SAFIA MOHAMED FARAH
SURER ALI MOHAMED
SOFIA YUSSUF ISMAIL
RAMLA ALI MOHAMMED
NAFISA ABDULLAHI MOH
MOHAMED AHMED MOHAME
MOHAMED A. HAASHI
MARYAN M. OSMAN
MAHAMUD OMAR
MAHAMED ALI ADEN
MAHAD ALI MAHAMED
MOHAMUD FARAH WARSAM
MOHAMOD OMAR MOHAMED
MARIAM MAHAMED HIRSI
MAHAMED ABDI FARAH
LEILA ALI HASSAN
KIFAYO SALAD ISE
HALIMA ISSE ALI
HUSSEIN A KHALIF
HODAN YUSUF
HINDI CABDISALAAM
HAAWA ABOI ABSHIR
FADUMO MOHAMED ALI
FARHEA HASSAN SAED
FAADUMO MOHAMED FARA
DEKA MOHAMED ADEN
ALI MUSE GELLE
KAMAAL ABDIRAHMAAN NUR
AHMED ALI YUSUF
ABDULLAHI MOHAMUD ABDULLAHI
ABDULLAHI K. MUSE
ABDIRASCHID ALI MOHA
ABDIHKIIN NUR DIRIE
ABDI R SALAD MOHAMUD
ABDI MOHAMED HASSAN
AYAN XASSAN AHMED
ASLI ABSHIR FARAH
ASHA HERSI NUR
AIDARUS JAMA FARAH
A.D.DAHIR JAMA ALI DAHIR
ABDULLAHI ADEN GULLE





























