jaaliyada somaliyeed ee Pakistan oo tacsi u diraya geerdii Beeldaaje Faarax
Inaa lillaahi wa inaa illaahi raajicuun
Waxaa halkaan tacis tiiraanyo leh diraayo Dhamaan jalliyada Pakistan ee reer puntland waxaan ay uga tacsiyenayaan ummadda Soomaliyeed iyo reer puntlandba Geeridii naxdinta lahayd eek u timi Beeldaaje Faarax Beeldaaje C/laahi oo kugeeriyooday Caawo Wadanka isutaga Imaradka carabta (UAE) waxaan ay illahay ugabarayaan Beeldaajaha inuu janadii firdowsa Illahay ka waraabiyo ,Qabrigiisana illahay u waasiciyo dhamaan ummadda reer Puntland uu samir iyo iimaan kasiiyo Aamin ;
Dadka tacsida diraayana wax ay kala yihiin :
1. Ambassador Ali sheikh Abdullaahi
2. Eng: Mohamed Baashi C/laahi( Talaabo cade )
3. Caaqil Maxamed Maxamuud Heeraab
4. Gudoomiye Qalbi ( Gudoomiyaha Jaaliyadda Soomaliyeed )
5. Dr. Mohamed Siciid Yaasiin ( Hogato )
6. Caaqil Maxamuud Sanweyne
7. Mahad Sanweyna
8. Cali Xuseen ( Beeldaaje )
9. Jamac ( garaadka )
10. Siciid Maxamuud
11. Cusmaan Ali yusuf Xoosh
12. Shiikh Abduqaadir
13. Abdullaahi Axbaab
14. Mohamed Siciid Signal
15. Suleymaan Mohamed Maxamuud
16. Shiikh Ismaciil aadam Ismaciil
17. Axmed Maxamuud Xassan
18. Mohamoud Faarax dhuubane
19. Mohamed Nour Mohamoud ( kuluu)
20. Ismail Cali Artan
21. Mohamed Ali dhoof
22. Saciid Ali dhoof
23. Mohamed Siciid abdullahi
24. Abdiraxmaan sheikh nuur ( kaptanka )
25. Mohamed Mohamoud Xassan
26. Axmed Ali Artan
27. Eng Abdifatax Bashiir Shiikh
28. Abdikariim Layloon
29. Dr. Hamida Ahmed Omar
30. Dr Fatxi Mohamed Ibraahim
31. Eng Abdiraxmaan Mohamed Ibraahim
32. Samiira Mohamoud
33. Amaal Maxamuud
34. Zaynab Mohamoud
35. Khadiijo Ali dhoof
36. Eng: C/laahi Siciid Mahdi
37. Hooyo Raxmo Beedaaje
38. Hooyo khadra
39. Hooyo Caasho afbalaar
Qore :Mohamed Nour Kuluu
Pakistan Islamabad




























