Khaliif sh maxamuudGabaygii

Khaliif Shiikh Maxamuud

RED SEA

Published On: Sun, Dec 25th, 2011

Kubada sameeyaha kooxda Real Madrid Kaka ayaa sheegay in kooxda Barcelona ay tahay koox laga badin karo.

Share This
Tags

29 jirka reer Brazil oo lahadlay jariirada Band Sports ayaa diiday wararka ay saxaafadu qoraan ee ah in aan laga badin Karin Barcelona .

“Waa laga badin karaa Barca hada waxey kujirtaa waqti wanaagsan laakin ha iloobin in aan kaqaadnay Copa del Ray”

“Kooxba waqti ayey leedahay waana xiligoodii laakin waxaa muuqata in ay wax badan is badaleen”

Majirto koox waligeed iska heysan karta masraxa ciyaaraha waxaana ii muuqata in uu dhamad marayo oradka Barca”

“Waa inaad ogaata in ay jirijirtay waqtiyo ay caalamka heysteen Milan ,Manchester United iyo Real Madrid dhamantoodna waa laga daba tagay sidaas oo kale waa laga daba tagi doona Barca .

Kaka ayaa sheegay in aysan muuqan fursad ay Barca sanadkaan kuqaadi karto horyaalka Spain

About the Author

- PUNTLAND

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>