Khaliif sh maxamuudGabaygii

Khaliif Shiikh Maxamuud

RED SEA

Published On: Mon, Dec 5th, 2011

Naag Ninkeedii ku garaacday jidka Dhexdiisa “Daawo video”

Share This
Tags

Naag Ninkeedii ku garaacday jidka Dhexdiisa “Daawo video”

Weligaa ma aragtay nin naagtiisii ay dhulka ku jiiday?.

Horaan waxaan u maqli jiray weligaa naag kaa xoog badan ha isku daandaansan amaba ha iusku guursan ama haba la socon, weliba hadaad dumarka jeceshahay inaad garaacdo facaa raadso ama wixii la mid ah. Anigoo kasoo horjeed dilka ama garaaca dumarka ayaa waxaan idin leeyahay ila daawada Muuqaalkan oo kusaabsan Nin haweenaydiisii ay ka xoog badisay oo ay banaanka ku ceebaysay.
HALKAAN KADAAWO NAAGTA SIDA NINKEEDA UDILEYSO

 

Hadaadan jeclayn muuqaalada kusaabsan dilka ama dagaalka ha daawan kan. Cay badan ayaa ku jirta, Laakiin u hal mar ila fiiri.

About the Author

- PUNTLAND

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>