MID KA MID AH SIYAASIYIINTA SOOMAALIYEED EE DALKA SWEDEN OO SAADAALIYEY MUSTQABLAKA DALKIISA HOOYO
Wargaska Dala Demokratina oo warysi dhincayo badan Taabanaya la Yeeshay Eng Ismail Shire oo ah Siyaasi ka Tirasan Xisbiga Social Demokratik ayaa waxuu si cad u sawiray Siyaasada Dalka soomaaliya isagoo Tusaale u soo qaatay wax ka soo baxi kara iyo wadiiqooyinka loo marayo in la helo hab maamul wanag oo ka hana qada dalka
Ismail la weydiiyey argitsiia ku aadan sida wax loo dooran karo aaya shegay 275 Xildhibaan oo ka imanaya Beelaha soomalaiyed ay Dooran donaan Madaxada wadnka
Waxuuan sheegay in soomliya ay noqn doonto wadan Xasiloon isla markaan loo bahaan doono dad aqoon leh oo ka qayab qaata Dib u dhiska dalka
Hoos ka eeg linkga ku qoran
http://www.dalademokraten.com/Borlange/Somalisk-framtidstro-/?print=true















