Khaliif sh maxamuudGabaygii

Khaliif Shiikh Maxamuud

RED SEA

Published On: Sat, Aug 18th, 2012

Puntland Oo gabi Ahaanba Lagaga Dhawaaqay Inay Maalinta Berito Ah ay tahay Maalin Ciid ah (EID)

Share This
Tags

Garowe(Puntlander.com):- Masaajida Magaalooyinka Puntland ayaa caawa si isku mid ah looga dhawaaqay intooda badan Takbiirta islamarkaana laga iclaanshay in maalintabariah ay tahay Maalin Ciid ah.

Inta Badan Masaajida Magaalooyina Garowe, Gaalkacyo, Boosaaso, Qardho, Buuhoodle Laascaano, Badhan, Carmooyin , Qandala, Xiriiro, iyo meelo badan oo ka mid ah Magaalooyinka Puntland ayaa Caawa Salaadii Maqribka kadib looga dhawaaqay Takbirul-ixraamka islamarkaana laga isclaanshay inBariay Ciid tahay.

Inkastoo aan la xaqiijin in bishii la arkay iyo in kale hadana waxay u badan tahay in masaajida Takbiirta Looga dhawaaqay caawa ay tahay Masaajidii laga soomay maalintii Jimvcaha ahayd manta sodonka buuxshay.

Dadkii Jimvcaha soomay maanta waxay dhamaystireen 30 bari ee Soonk, waxase bari 30 u tahay dadkii maalintii sabtida ee 21 bishii hore uu soonku soo bilowday.

Wixii ka soo kordha qaybaha dambe ayaan idinkugu soo gudbin doonaa.

About the Author

- PUNTLAND

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>