Aqriso Magacyada iyo Qabiilada ay kasoo Jeedaan Musharixiinta ugu Cad Cad Doorashada Madaxweynanimo ee Somalia
1-Sheekh Shariif Sheekh Axmed (Hawiye /Abgaal)
2-Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas (Daarood /Majeerteen)
3-Shariif Xasan Sheekh Aadan (Digil iyo Mirifle /Asharaaf)
4-Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo(Daarood /Mareexaan)
5-Eng Mohmed Ahmed Saalah (Darood Cali Salebaan)
6-Cabdi Raxmaan Maxamed Baadiyoow (Hawiye /Abgaal)
7-Xasan Sheekh Maxamuud (Hawiye /Abgaal)
8-Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur (Hawiye /Habargidir)
9-Maxamed Nuur Galaal (Hawiye /Habar Gidir)
10-Maslax Maxamed Siyaad Barre (Daarood /Mareexaan )
11-Xasan Abshir Faarax (Daarood /Majeerteen)
12-C/Waaxid Cilmi Goonjeex (Daarood /Mareexaan)
13-Cali Maxamed Geedi (Hawiye /Abgaal)
14-Prof Axmed Ismaaciil Samatar ( Dir /Samaroon)
15-Xuseen Khaliif Xaaji Jaamac (Daaroor /Majeerteen)
16-Maxamed Maxamuud Gacmo Dheere (Hawiye /Habar Gidir)
17-Salaad Cali Jeelle (Hawiye /Abgaal)
18-Yuusuf Garaad Cumar (Hawiye /Habar Gidir )
19-Xaaji Maxamed Yaasiin Ismaaciil (Daarood /Majeerteen )
20-Yaasiin Maaxi Macalin (Hawiye /Abgaal)
21-Jeneral Cismaan Xaaji Cumar Flaco (Hawiye/Murusade)
22Cabdulaahi Axmed Cadow (Hawiye /Habar Gidir)




























