Khaliif sh maxamuudGabaygii

Khaliif Shiikh Maxamuud

RED SEA

Published On: Fri, Aug 10th, 2012

Xuseen Carab Ciise oo ujawaabay Farmaajo, kana digay in ciidamada qaranka la siyaasadeeyo Aug 10, 2012 – jawaab

Share This
Tags

Ra’isul Wasaare kuxigeenka dowlada KMG Soomaaliya ahna Wasiirka Gaashaandhiga Xuseen Carab Ciise ayaa fariin udiray siyaasiyiinta kusugan magaaladda Muqdisho.

Isagoo lahadlayay saxaafada ayaa Xuseen Carab Ciise waxaa uu sheegay in uu ka digayo in la siyaasadeeyo ciidamada qaranka iyadoo la adeegsanayo hadalo kicin ah sida uu hadalka udhigay.

“Waxaan ka digayaa in la siyaasadeeyo ciidamada qaranka, iyadoo la adeegsanayo hadalo aan wanaagsanayn, waana muhiim in siyaasiyiinta ay taas fahmaan’ayuu sheegay Xuseen Carab Ciise.

Riix Halkan si aad udhagaysato hadalka Xuseen Carab Ciise

Sidoo kale Wasaarada Gaashaandhiga dowlada KMG ayaa sheegtay in hub aruurin ama hub dhigis ay ka bilaabanayso Magaaladda Muqdisho si amaanka loo sugo.

Hadalkan ayaa Jawaab muuqata u ah Maxamed C/lahi Farmaajo kaas oo shalay usheegay shacabka in tan iyo markii uu ka tagay dalka ciidamada aysan qaadan wax mushaar ah diyaarna uu uyahay in arimahaas uu wax ka qabto.

Wasaarada Gaashaandhiga ayaa dareensan in hadalka Musharaxan ay keeni karto in ciidamada qaar loo adeegsado sida la doono

About the Author

- PUNTLAND

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>