Khaliif sh maxamuudGabaygii

Khaliif Shiikh Maxamuud

RED SEA

Published On: Sat, Jul 21st, 2012

Muuqaalada filinka Ek Tha Tiger ka daawo Jilaa+Sawiro

Share This
Tags

Muuqaalada filinka Ek Tha Tiger ka daawo Jilaa+Sawiro

Muuqaalada laga qabtay filinka dhawaan la filanayo inuu soo baxo maalinta Ciidda ah ee Ek Tha Tiger ayaa waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa aqristayaasheenna.

Katrina Kaif: Waan ku faraxsanahay inaan la jilo Ajay, Ranbir iyo Arjun Rampal.

Salman Khan Aishwarya iyo Vivek oo isku yimid ugu dambeyn

Salman Khan oo doqon ugu yeeray Vivek Oberoi:

Filimkan ayaa waxaa ka ah aktar Jilaaga Salman Khan  iyo atriishada aan ka dhicin iyana ee Katrina Kaif , waxaana ay sawirada laga qabtay u muuqdaan kuwa jaceyl iyo action dagaal ah,


Filmka Ek Tha Tiger aya lugu wada inuu shaneemada soo fuulo Maalinta Ciidul fitriga ee  15ka Agoosto ee sandakan. Filmkan ayaa waxey bilaabmatey duubistiisa sanadkii hore, waxansoo saare ka ah Aditya Chopra isku daba ridena Kabir Khan, asagoo lagu duubey in ku dhow 10 wadan.

 

 

About the Author

- PUNTLAND

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>