Inaa lilaalhi wa inaa ilaahi Raajucuun Weriye Jeele oo ku geeriyoday Cusbtaalka Garoowe goor dhoow
waxaa Goor dhow ku geeriyooday cusbaatlka magaalada Garoowe Weriye Xuseen Jeele oo ahaa ninkii waday gaarigii ay al soctay fanaanda qarnka soomaaliyeed Saado Cali Warsame
waana weriyhii laabad ku geerooyda shilaksi manaata dhacay
waxii ka soo kordha kala soco



























