Khaliif sh maxamuudGabaygii

Khaliif Shiikh Maxamuud

RED SEA

Published On: Fri, Jul 20th, 2012

Dhaawacii Saado Cali oo noqday Gacan Jabtay oo Keli ah iyo Masuuliyiinta Puntland oo Cusbitaalka ku booqday.

Share This
Tags

Wariyaheena Magaalada Garoowe ayaa Cusbitaalka ku booqday dhaawaca Fanaanada Saado Cali Warsame iyadoo xilgaasi ku jirtay qaybta Gargaarka deg dega ah ee Cusbitaalka sidaa darteed nooma suura gelin inaan wax wada hadal ah la sameyno balse nasiib wanaag waxaan la kulanay dhaqtaradii iyo kal kaaliyayaashii gacanta ku hayay kuwasoo noo sheegay in xaalada saado cali aad u wanaagsan tahay balse ay gacan keli ah ka jabtay.
Dhakaatiirta ayaa noo sheegay in saacado kadib saado laga saari doono cusbitaalka oo loo gudbin doono halkii loogu talo galay in lagu soo dhoweeyo.

Dowlada Puntland masuuliyiin ka tirsan ayaa dhaawaca saado ku booqday cusbitaalka.

HOOS RIIX OO DAAWO SAWIRADA SHILKA SAADO CALI

Xaalada Fanaanadeena weyn saado kala soco Puntlander.com

About the Author

- PUNTLAND

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>