Ceeb & Fadeexo tii ugu darneed oo qabsatay qaar ka tirsan Soomalida Norway iyo Kiiskaan oo Bahdil..(Daawo Muuqaal+Warbixin
Warbaahinta dalka Norway waxaa lagu faafiyay Fadeexo cusub oo ka dhan ah qaar ka tirsan Qooysaska Soomaaliyeed oo lagu helay falal aad u qaab daran oo lagu sheegay mid Imaan daro ah.
Halkaan ka Daawo Soomaalida la fadeexeeyay
Soomaalida la fadeexeeyay ayaa waxaa lagu soo helay Cadeeymo muujinaya iyaga oo Lacago ku kala qaadan jiray inay is dagaaleen waliba aysan isla noolaan karin kuwaas oo intooda badan ciidamada Booliiska isku dacweeyay si loo kala raro balse Booliiska dalka Norway ayaa ceebtaan fadeexada xambaarsan waxeey ka soo ogaadeen dib.
Booliiska dalka Norway ayaa ka shakiyay sababta keentay inay is dagaalaan ama kala guuraan Qooysas fara badan oo Soomaaliyeed waxeeyna arintaan u is ticmaaleen Kaameerooyin qarsoon kuwaas oo si yaab ah u soo duubay Soomaalidii leheed waanu is dagaalnay oo si caadi ah iskula degan .
Soomaalida ku kacday ceebtaan ayaa waxaa la iska tusay Warbaahinta dalka Norway waxaana la sheegay inay jiraan kuwo kale oo aad u fara badan waliba dhoor sanadood Lacag ku kala qaadan jiray inay is fureen balse taasi ay been eheed.
Bahdilkaan ayaa ah mid wax u dhimaya dhaqanka Soomaaliyeed waliba waxaa mabnuuc ka ah Diinta Islaamka in Waalid is qaba ay Lacag darteed Nikaaxooda ka been sheegaan iyaga oo joogo dhul shisheeye waxeeyna taasi wax u dhibeeysaa dhaqanka Caruurtooda iyo mida Diinteena suuban.



























