Khaliif sh maxamuud

Gabaygii

Khaliif Shiikh Maxamuud
RED SEA

Published On: Thu, Jul 19th, 2012

War Deg Deg Ah Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo laga shaaciyay in Maalinta Beri ay tahay Soon

Share This
Tags

Waxaa Goordhaw Telefishinada Boqortooyada Sacuudi Caribiya laga baahiyay in Maailnta Beri oo ah Maalinimo jimco ah in tahay maalinka koowaad ee Bisha Barakeesan ee Ramadaan.

Muslimiin badan ayaa caawa isha ku hayay aadna u dhoorayay in Maalinta beri Ramadaan tahay iyo inkale iyadoona hada Sacuudiga laga sheegay in Beri Ramadaan tahay iyadoona loo badinayo in wadamada kale Islaamka in iyana ay ka dhawaajiyaan.

Waxaa sidoo kale laga iclaamiyay in Maalinta Beri ay tahay Maalin Soon ah wadamo kale oo Carbeed oo ka mid ah Dalalka kala ah Masar ,Yeman ,Imaaraadka Carabta ,iyo Sidoo kale Dalka Malaysiya inkastoo aan wali Soomaaliya lagashaacin hadana lawada sugayo.

About the Author

- PUNTLAND

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>