Webseetka Puntlander oo si toos ah uga hawal geli doona Caasimda Puntlanad
Waxaa si rasmi ah Xafiis uga furatay magaalada garoowe Webseetka Puntlander.com halkaasaina ka soo tebin doona Warar madax banaan oo ku saabsan xaalada Puntlanad ku sugantahay





























