Khaliif sh maxamuud

Gabaygii

Khaliif Shiikh Maxamuud
RED SEA

Published On: Sun, Jun 3rd, 2012

tacsi Ganacsade Ibrahim uunlaaye

Share This
Tags

 

 

Tacsi

 

Inaalilaahi wainaa ilheehu Rajacuun:

 

hadaanu nahay jaaliyada Puntland Diaspora Forum ee dalka Norway waxaanu u tacsiyeeynayna geeridii naxdinta lahayad ee kutimid Xaaji Ibraahin Cismaan Abuukar (Xaaji Ibrahin Uunlaaye) waxana leenahay Xaajiga ilahay haw naxariisto janadii Fardawsana allaha albaabadeda hawfuro sidoo kale waxanu u tacsiyeeynayna dhaman eheladii iyo caruurtii u katagay Xaaji Uunaalye iyo waliba dhan umada Somaaliyeed.

 

Dhabtii waa hubaal inuu ahaa Xaaji Ibraahin Uunaale shaqsi Soomali dhab ah kana soo qaybqatay  halgankii SYL waxaana kale oo lagu xasuusta xaajigu inuu aha ganacsade caan ka aha dalka Soomaliya oo umada Soomaliyeed ay wada yaqaaneen, markale waxnu leenahay allaha u naxaristo Xaaji Ibraahin Uunlaaye.

 

Amiin Amiin Amiin

 

Afhayeenka jaaliyaada Puntland Diaspora Forum ee dalka Norway:

 

Ciiro Axmed Hassan (dr ligle)

 

About the Author

- PUNTLAND

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>