Khaliif sh maxamuud

Gabaygii

Khaliif Shiikh Maxamuud
RED SEA

YAGLEELKA DAWLADA JUBALAND IYO BISAYLKA DAWLADA PUNTLAND

calan k

Dib usoo noolaynta dawladii burburtay horaantii 1991 dii ayaad moodaa inay qaadatay mudo dheer.mudadaas oo umadii soomaaliyeed ay ka hareen asaagood ama caalamkaba marka la eego xag dhaqaale,siyaasad, dhaqan, caafimaad,iyo sharafka qofka soomaaliyeed,xag wax barasho,xag amaan iyo kala danbayn intaba.waxaa muran galay iyo dood yaa ah soomaali marka laga More...

by Admin | Published 4 days ago
red sea5
By Admin On Saturday, May 11th, 2013
0 Comments

Daawo, Puntland oo noqotay horyaalka Ganacsiga Somalia

Burburkii  Dawlada dhexe ee Somalia  kadib waxay degaanada Puntland kusoo laabtay malayiin qof oo kasoo barakacay dhulka konfurta Somalia  , kuwaas  oo asal ahaan kasoo jeeday dhulka Puntland, waxaana bilaabeen More...

Khaliif sh maxamuud
By Admin On Saturday, May 11th, 2013
0 Comments

Khaliif Shiikh Maxamuud SSDF

ALLE ha u naxariistee waa Khaliif Sh. Maxamuud Saciid  (1951-1982) Khalif Sh. Maxamuud-Hurgumo2 Khalif Sh. Maxamuud-Hurgumo2 Dhagayso => Khalif Sh. Maxamuud-Hurgumo Dhagayso =>CD = Khalif Sh. Maxamuud-Hurgumo2 Khalif More...

b2
By Admin On Wednesday, May 8th, 2013
0 Comments

Daawo ,Muqaal Shacabka Bosaaso oo fikirkooda ka dhiibtay Shirkii London

Shacabka ku nool Caasimada Ganacsiga Puntland  Bosaaso ayaa si kala duwan fikirkooda uga dhiibtay shirka london , shacabka Bosaaso ayaa intooda badan ku dhaliilay dawlada madaxweyne xasan culusow in bulshada Somaliyeed More...

g1
By Admin On Wednesday, May 8th, 2013
0 Comments

Daawo,Dawlada Puntland oo Cisbitaal ka hirgelisay xero qaxooti ay deganyhiin dadka kasoo barakacay Magalada Muqdisho

Dawlada Puntland ayaa ka hirgelisay Cisbitaal Xero qaxooti oo ku taala  duleedka magalada Garoowe ee casumada Puntland, Cisbitaal looga talagalay in ay dadka degan xeradaas ay ka helaan daawayn ,. Wasaaradda Caafimaadka More...

SONY DSC
By Admin On Wednesday, May 8th, 2013
0 Comments

Daawo:Bulshada Magalada Qardho oo loo qabtay aqoon isweydarsi ku sabsan Nabadda

Tababarkaani ayaa waxa uu ku saabsanaa Nabadda iyo Badbaadinta Bulshda ee heer Bulsho waxaana ka soo qeybgalay afar xaafadood oo ay ku jiraan tuulooyinka hoosyimaado degmada Qardho,waxaana ujeeda aheyd in kor More...

conspiracy-sir
By Admin On Tuesday, May 7th, 2013
0 Comments

VOA IYO BBC OO KHARISAY MUUQAALKA DHABTA AH EE MAANTA LONDON KA DHACAY..

VOA IYO BBC Hawiye Action Group VOA IYO BBC OO KHARIYAY MUDAAHARADKII MAANTA LONDON    More...

Kismaayo-iyo-Xasan-XOOLO
By Admin On Tuesday, May 7th, 2013
0 Comments

Puntland Media Blackout for London Conferences => Hawiye Action Group VOA IYO BBC

VOA IYO BBC Hawiye Action Group VOA IYO BBC OO KHARIYAY MUDAAHARADKII MAANTA LONDON Puntland Media Blackout for London Conferences VOA IYO BBC Hawiye Action Group We media houses and journalists of More...

images (21)
By Admin On Monday, May 6th, 2013
0 Comments

Daawo Muqaal ,Puntland oo dhisatay Ciidan Ku dagalama dhulka ,badda iyo Cirka adiga yaabi doonee

Dawlada Puntland ayaa ku guuleystay mudo 2sano gudahood in ay dhisato Ciidan qalabaysan oo u babac dhiga  awood kasta oo dibada kaga timaada  waana taas tan Madaxda Puntland   siisay awooda dheraadka ah ee la More...

Xasan Karate
By Admin On Monday, May 6th, 2013
0 Comments

RADIO – OGAAL >> WARAR DHABTA AH EE KA DHACAAN SOMALIYA OO AAD KA MAQLIN=>>VOA IYO BBC …

WAXAAN KA SOO XIGANAY RADIOOGAAL.COM Dhagayso >> 2013-05-06  More...