Khaliif sh maxamuud

Gabaygii

Khaliif Shiikh Maxamuud
RED SEA

Muqdisho Mabaarlamaan Somaliyeed baa mise waa xabsi?

xasan-xoolo-badda-xamar

Dawlada soomaaliyeed ee fadaraalka ah fadhigeeduna yahay caasimadii hore ee soomaaliya inta laga dooranayo caasimad loo dhan yahay sida dastuurku qabo taasoo umada soomaaliyeed wada sugayso aayaha dhaw.Nina kama qarsoona in 1991dii burburkii dawladii soomaaliyeed iyo dagaaladii sokeeye ay sababeen in dadkii kunoolaa MOGDISHO ay ka qaxeen una hayaameen More...

by Admin | Published 3 hours ago
dagaal1
By Admin On Tuesday, May 14th, 2013
0 Comments

Warbixin xasaasi ah xagee maraya Dagaalka siyaasaded ee udhaxeyayMadaxweyne Xasan culosow iyo Faroole ,Saacid iyo sharif sakin

Mudo hada laga joogo  dhowr isbuuc aya  waxaa hal mar soo baxay  warar sheegaya in la rido Xukuumada uu hogaamiyo ra,isalwasare Saacid qorshahaas waxa hore usoo bilaabay xubno ka tirsan Barlamaanka Somalia kuwaas More...

JUBBALAND
By Admin On Monday, May 13th, 2013
0 Comments

DEG DEG Akhriso Sida ay Beelaha Harti Jubbaland uqaybsadeen Xubnihii Dooran lahaa Madaxweynaha Jubbaland

Beelaha harti darood ayaa qaybsaday xubnahooda ergada dooraneysa Madaxweynaha Jubaland,intii badanayd beelaha degan Jubooyinka ayaa soo gudbiyay ergooyinka waxaana beelaha soo gudbiyay kamid ahaa beelaha Harti More...

Khaliif sh maxamuud
By Admin On Saturday, May 11th, 2013
0 Comments

Khaliif Shiikh Maxamuud SSDF

ALLE ha u naxariistee waa Khaliif Sh. Maxamuud Saciid  (1951-1982) Khalif Sh. Maxamuud-Hurgumo2 Khalif Sh. Maxamuud-Hurgumo2 Dhagayso => Khalif Sh. Maxamuud-Hurgumo Dhagayso =>CD = Khalif Sh. Maxamuud-Hurgumo2 Khalif More...

imagesCAL9RMZ6
By Admin On Friday, May 10th, 2013
0 Comments

Maxaa aamusiyay xisbiyada Puntland?

Muddo dhowr sano hadda laga joogo waxaa dowladda Puntland ee Soomaaliyeed iyo shacabkeeduba qorsheysteen in nidaamka dowladeed ee ay hadda heysato ee qaabka qabaliga ah ku dhisan ka gudbaan. Waxay Puntland isu diyaarisay More...

tac
By Admin On Friday, May 10th, 2013
0 Comments

Jaaliyada Puntland Diaspora Forum ee dalka Jarmalka oo ka tacsiyaynaysa geeridii Eng. Yasin Jamac (Maagten)

Dhamaan Jaaliyada Puntland iyo jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Jarmalka,  waxay si wada jir ah uga tacsiyaynayaan geeridii Allaha u naxariistee Eng. Yasin Jamac (Maagten) oo dhawaan ku geeriyooday More...

JUBBALAND
By Admin On Friday, May 10th, 2013
0 Comments

Wiilashii geeska afrika ee dawlada Jubbaland.

Taariikhdu waa lama ilaawaan qoran oo tiirsan taasoo loo reebo jiilba jiil si  ay ugu cilmi qaataan dhacdooyinka hortood ahaaday ee tagay.dhulwalba dadyaywga ku nooli waxay leeyihiin taariikh iyo dad caan ah oo More...

LAST WARNING
By Admin On Wednesday, May 8th, 2013
0 Comments

LAST WARNING “DAROD Vs HAWIYE DIVADID 1991-2013 “”

DAROD Vs HAWIYE DIVADID 1991-2013 Shir Jaraa’id oo Magaalada Gaalkacyo ku qabtay Nabadoon Siciid Gaani oo kamid ah Salaadiinta Maamulka Puntland ee gobolka Mudug ayaa si kulul u weeraray Siyaasada Odayaasha dhaqanka More...

conspiracy-sir
By Admin On Tuesday, May 7th, 2013
0 Comments

VOA IYO BBC OO KHARISAY MUUQAALKA DHABTA AH EE MAANTA LONDON KA DHACAY..

VOA IYO BBC Hawiye Action Group VOA IYO BBC OO KHARIYAY MUDAAHARADKII MAANTA LONDON    More...

Kismaayo-iyo-Xasan-XOOLO
By Admin On Tuesday, May 7th, 2013
0 Comments

Puntland Media Blackout for London Conferences => Hawiye Action Group VOA IYO BBC

VOA IYO BBC Hawiye Action Group VOA IYO BBC OO KHARIYAY MUDAAHARADKII MAANTA LONDON Puntland Media Blackout for London Conferences VOA IYO BBC Hawiye Action Group We media houses and journalists of More...