Muqdisho Mabaarlamaan Somaliyeed baa mise waa xabsi?
Dawlada soomaaliyeed ee fadaraalka ah fadhigeeduna yahay caasimadii hore ee soomaaliya inta laga dooranayo caasimad loo dhan yahay sida dastuurku qabo taasoo umada soomaaliyeed wada sugayso aayaha dhaw.Nina kama qarsoona in 1991dii burburkii dawladii soomaaliyeed iyo dagaaladii sokeeye ay sababeen in dadkii kunoolaa MOGDISHO ay ka qaxeen una hayaameen More...
Wafdi Ka Socda Urur Siyaasadeedka HORSEED Oo Soo Afmeeray Socdaal ay ku Marayeen Deegaano Hoostaga G/Bari.
Wafdi ka socda golaha dhexe ee urur Siyaasadeedka HORSEED oo uu hogaaminyay Wasiirka amniga Puntland Khaliif Ciise Mudan ayaa socdaal kusoo maray degmooyinka Ufayn,Isku-shuban,Bali-dhidin iyo Carmo oo hoostaga Gobolka More...
Daawo Muqaal: Qurba joogta Beesha Isaaq oo dagaal xun ku dhex maray xafladii 18may o
xafalad lagu qabtay xalay magalada Denhaag ee wadanka Holland ayaa hal mar dagaal ka dhex qarxay kasoo qaybgalayashii xafladaas oo ubadnaa qurba joogta beesha isaaq waxayna ka bilaabatay laba nin oo More...
Daawo Muqaal:Dawlada Puntland oo xukun Ku riday Koox burcadbadeed Iraan ah
Maxakamada Xarunta ganacsoga iyo warshadaha ee Puntland magalada Bosaaso ayaa maanta xukun kala duwan ku riday koox iraaniyiin ah kuwaas badda Puntland ka waday jariif iyo hawlo xaalufin ah oo ku hayeen khayraadaka More...
Gudiga doorashooyinka Puntland oo kordhiyay waqtiga laqaban doono doorashada goalaha degaanka Puntland
Gudiga doorashooyinka Puntland ayaa maanta shaaciyay in dib loo dhigay waqtiga ay qabsoomeyso doorashada golaha degaanka ee puntland oo markii hore ahayd —– balse hada waxaa lagu daray ….. More...
Daawo : Dawlada Puntland oo talaaleysa 5Milyan oo kamid ah xoola nool ee puntland
Mudooyinkii ugu danbeeyay waxay wasaarada xanaanada xoolaha Puntland waday dadaal ay ku dooneyso in ay ku gaarsiiso talaalka xoolaha inta badan degaanada dawlada Puntland si looga hortago cudurada ku dhaca xoolaha More...
Waftigii IGAD oo soo afmeeray safarkoodi kismaayo una duulaya Itoobiya
Madaxadii ka socotay wadamada IGAD ayaa Maanta soo afmeeray safarkii ay ku marayeen Magalada kismaayo waxayna soo dhamaysteen xog ururintii ay ka wadeen magalada kismaayo ee xarunta ganacsiga Jubaland. waftigaan More...
Daawo:Madaxda sare ee xisbiga Horseed oo booqasho ku jooga Magalada Carmo
Waxaa xalay iyo Maanta kusugnaa Magalada Carmo madaxka Tirsan golaha dhexe ee ururka Horseed iyo madaxda gobolka ee urur siyaasadeedka horseed, Madaxdaan ayaa waxay Booqashooyinku marayeen degmooyinka Gobolka bari, More...
Daawo Muqaal :Xildhibaanada beesha Darood oo maanta lagu bahdilay Magalada Muqdisho
Xildhibaanada beelaha Darood iyo Digil iyo mirifle oo maanta laga hor istaagay in ay shir ku qabsadaan mid kamid hotelada magalada Muqdisho arintaas ayaa waxa caro xoogan ka muujiyay xildhibaano uu horbaadayo More...
Madaxweynaha Somalia xasan culusow oo ka hadlay Somaliland iyo kismaayo Muxuu ka yari ?
Madaxweynaha Somalia xasan sheekh culusow ayaa maanta khudab ka jeediyay xarun lagu dareyeeli doono caruurta agoonta ee reer Muqdisho waxaana uu ka hadlay waxyaabo badan oo kamid tahay ,gooni isutaaga Somaliland More...








