Khaliif sh maxamuud

Gabaygii

Khaliif Shiikh Maxamuud
RED SEA

carmo1
By Admin On Sunday, May 19th, 2013
0 Comments

Daawo:Madaxda sare ee xisbiga Horseed oo booqasho ku jooga Magalada Carmo

Waxaa xalay iyo Maanta kusugnaa Magalada Carmo madaxka Tirsan golaha dhexe ee ururka Horseed iyo madaxda gobolka ee urur siyaasadeedka horseed, Madaxdaan ayaa waxay Booqashooyinku marayeen degmooyinka Gobolka bari, More...

25somalia-web2-articleLarge
By Admin On Saturday, May 18th, 2013
0 Comments

Daawo Muqaal :Xildhibaanada beesha Darood oo maanta lagu bahdilay Magalada Muqdisho

Xildhibaanada beelaha Darood iyo Digil iyo mirifle oo maanta laga hor istaagay in ay shir ku qabsadaan mid kamid hotelada magalada Muqdisho arintaas ayaa waxa caro xoogan ka muujiyay xildhibaano uu  horbaadayo More...

madaxwyen 33
By Admin On Saturday, May 18th, 2013
0 Comments

Madaxweynaha Somalia xasan culusow oo ka hadlay Somaliland iyo kismaayo Muxuu ka yari ?

Madaxweynaha Somalia  xasan sheekh culusow  ayaa  maanta khudab ka jeediyay xarun lagu dareyeeli doono caruurta agoonta ee reer Muqdisho waxaana uu ka hadlay waxyaabo badan oo kamid tahay  ,gooni isutaaga Somaliland More...

qashin9
By Admin On Saturday, May 18th, 2013
0 Comments

Daawo Muqaalo 18may Hargisa oo udaabal degatay sanaguuradii 22aad ee Somaliland iyo laasacanod oo qashinka iska gureysa .

Magalada laasacanood ayaa dad weyne aad ufabadan isgusoo baxeen  wadooyinka magalada si loo xuso maalinta qashin qaadista iyo nadafada ee Gobalka sool waxaana la arkayay dadweyne farabadan oo iska fogeynaya qashinka More...

ik
By Admin On Saturday, May 18th, 2013
0 Comments

Kismaayo oo ay gareen waftigii xaqiiqa raadinta IGAD

Waxaa Maanta  soo caga dhigatay garoonka diyaarada magaalada Kismaayo diyaarad siday wafti balaaran oo ka socday wadamada IGAD. waftigaan ayaa ah  xaqiiqa raadinta  oo ukuur galaya xaalada guud ee Jubaland iyo More...

braking-news
By Admin On Saturday, May 18th, 2013
0 Comments

Dagaal ka dhacay Kismaayo

Dagaalka Waxaa Joojiyay Ciyaal iyo Dumar oo soo kala dhax galay . Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ahna xarunta  DGJL ayaa sheegaya goordhow halkaasi inuu ka dhacay Iska hor imaad u dhexeeya Ciidamadda More...

b2
By Admin On Friday, May 17th, 2013
0 Comments

Daawo muqaal Mudaharaad balaaran oo ka dhacay Puntland oo lagusoo dhoweynayo Madaxda Jubaland

Dad weyne aad ufarabadan ayaa soo buux dhaafiyay bartamaha magalada Garoowe kuwaas isu soo bax weyn ku muujiyay tageerada Madaxweynaha jubalandiyo kuxigeenkiisa .  More...

Doorashada_Jubbaland_8
By Admin On Friday, May 17th, 2013
0 Comments

Daawo, Muqaal Qaabka ay u dhacday Doorashada madaxweyne kuxigeenka Jubaland Gen farataag

Maanta ayay ahayd markii la magacaabay Madaxweyne kuxigeenka Jubaland Gen.Fartaag. Daawo  More...

k
By Admin On Friday, May 17th, 2013
0 Comments

Daawo;Madaxweyne ku xigeenka Jubaland Gen Abdulaahi oo loo dhaariyay Maanta

Madaxweyne kuxigeenka Jubaland  GenCabdullaahi Sheekh Ismaaciil farataag ayaa loo dhaariyay Madaxweyne kuxigeenka dawalada Jubaland Gen farataag ayaa kamid ahaa ragii in muda kasoo shaqeynayay xoreynta degaanada More...

Doorashada_Jubbaland_13
By Admin On Friday, May 17th, 2013
0 Comments

Deg Deg Xaflad balaaran oo lagu caleema sarayo Madaxweynaha Jubaland oo ka socota Magalada Kismaayo

Magalada kismaayo ayaa hada waxa si toos uga socota xaafaladii lagu caleemasaarayo Madaxweyneha Jubaland taaso ka socota xarunta jamacada magalada Kismaayo. Xafladaan ayaa waxaa goobjooge ka ah odayaasha dhaqanka More...

hämta
By Admin On Friday, May 17th, 2013
0 Comments

BARE HIIRAALE IYO XILDHIBAANO LAGA MUSAAFURIYAY MAGALADA KISMAYO

wararka naga soo garaya Magalada kismaayo ayaa sheegaya in Col,Bare Hiiraale loo tarxiilayo magalada Muqidisho,waxaana arintaas ka danbeysay kadib markii uu meel kaga dhacay dastuurka uyaala Jubaland oo dhigaya More...

dagaal1
By Admin On Thursday, May 16th, 2013
0 Comments

FARXADA DAWLADA JUBALAND IYO BAROORTA MOGDISHO

Laga soobilaabo 1991 biloowgeedii waxaa ka jiray dagaanka dawlada jubaland,amaan daro,qax,dhaqaalo xumo,caafimaad xumo,waxbarasho la aan.waxay noqdeen dagaanka uugu nasiibka badan soomaaliya marka la eego xaga khayraad More...

p0
By Admin On Thursday, May 16th, 2013
0 Comments

Daawo hees macan ,taniyo Gedo Garoowe, ilaa laasqoray Taleex, Shaxdiyo Jubaland ayan agaar uleenahay

Heesta ayaa waxaa sameeyay abwaanka Somaliyeed ee reer France   Gaas yare oo kamid ah abwaaninta Somaliyeed ee degan magalada Paris ,sidoo kale abwaanka ayaa ah fanaan ku luuqeeya heesa badan . Heestaan waxaa ku More...

b1
By Admin On Thursday, May 16th, 2013
0 Comments

Madaxweyne kuxigeenka Puntland: Bosaaso waa wadnaha Puntland in aan ka shaqeyno horumarkeeda waa wajib

Gen cabdisamad Cali shire ayaa kulan ku qabtay Qasriga Madaxtooyada Magalada Bosaaso, kaaso kasoo qaybgaleen qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magalada Bosaaso ee xarunta ganmacsiga Puntland, sida odayaasha More...

ah1
By Admin On Thursday, May 16th, 2013
0 Comments

Dawo:Muqaal shacabka reer Puntland maxay ka dhehen doorashada Axmed madoobe iyo shegashadii Bari hirale

Dadweyanaha reer Puntland ayaa aad usoo dhoweyay Doorashada Madaxweynaha Jubaland axmed madoobe , waxayna ku tilmaameen mid taarikhi ah doorashada ka dhacday magalada kismaayo ee lagu dooratay axmed islaan axmed More...

haw1
By Admin On Thursday, May 16th, 2013
0 Comments

Daawo Sawiro : Haweenka Puntland oo tageeray Ahmed madobe ,digniina ujeediyay Bare Hiiraale

Haweenka Puntland ayaa maanta shir isugu yimaaday magalada Garoowe halkaas oo ay shirgudoomiye ka ahayd wasiirada haweenka iyo arimaha qoyska Puntland MurwoXaliimo Xaaji Xasan waxaana ay ku muujiyeen  tageerada More...

images (8)
By Admin On Thursday, May 16th, 2013
0 Comments

Goalaha Midnimada Puntland oo tageeray Madaxweynaha Jubaladn axmed Madoobe

Taageero Doorashada Madaxweynaha Dawlada Goboleedka Jubaland. Dhanaan Maamulka iyo Xubnaha Golaha Midnimada Puntland waxaay soo dhawaynaynaa Doorashadii Madaxweynaha Maamulka Jubaland Mudane Ahmed Madoobe. More...

gg
By Admin On Thursday, May 16th, 2013
0 Comments

Sir labad oo laga helay GOS ( Qoraal ay is dhaafsadeen Eenow iyo Tarabi

Iyadoo horayba loo ogaa in Raga maamula guddiga OLombikada Soomaaliyeed ee GOS ay xitaa cadow ku yihiin madaxda xiriirada kale ee dalka ka jira ayaa hadana waxaanu helnay document kale oo ay is dhaafsadeen Guddoomiye More...

xaad-xamar3
By Admin On Thursday, May 16th, 2013
0 Comments

Duqayda dhaqanka Beelaha Hawiye oo ka hadlay Doorashada Madaxwayne ee Jubbaland

Dhagayso Nabadoon-Xaad  More...