FAAHFAAHIN: Xildhibaan katirsanaa baarlamaanka PL Iyo Ilaaladiis oo lagu dilay Gaalkacyo

Xildhibaan CabdiXakiim Macalin Daahir iyo mid kamid ah Ilaaladiisa ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday Hotel Classic ookuyaala magaalada Gaalkacyo, iyadoo ilaa hadda aan la qaban kooxihii ka dambeeyey.

Xildhibaan CabdiXakiim ayaa u geeriyooday dhaawac soo gaaray, sidda ay sheegayaan wararka laga helayo magaaladdaas.

Wararku waxay cadeynayaan in ilaa hadda aan la qaban kooxihii ka dambeeyey, laamaha ammaanka ayaa goobta gaaray.