Wasaaradda haweenka puntland iyo xafiiska xeer ilaalinta puntland ayaa kahadlay kiiska gabar tacadi loogu gaystay boosaaso

wasiirka wasaarada haweenka iyo arimaha qoyska pl iyo xeeer ilaalinta guud ee pl waxay siwada jira uugu qabteen shir saxafadeed magalada waxayna kaga hadleen dhibaatadi ka dhacday maglada booosaaso taas oo tacdi loogu gaystay faaisa maxamed abdi oo hada lafu dabiibayo cisbitalka ex digfeer ee magalada muqdisho
Wasiirada ayaa sheegtay inay la dedaaleen gabadha dhibanaha ah ayna xamar u gudbiyeen

HALKAN HOOSE KA DAAWO