Akhlaaqda iyo burburka umadaha (1) – Muhiimada akhlaaqada.

shiekh saeedAkhlaaqda iyo burburka umadaha (1) – Muhiimada akhlaaqada.

Assalamu Calykum walaal

Akhlaaqdu waa lama nooc,  akhlaaq qofka ku khaas ah iyo akhlaaq wadareed ay umadu wadaagto. Burburka umad ku dhacaa waxa  marar badan sabab u ah bur burka ku yimaada akhlaaq wadareedka bulshadaas.

In shaa Allah waxa aan idinla wadaagi doonaa dhawar barmaamij oo ka hadlaya akhlaaq wadareedka bulsho burbur looga badbaadin karo.Barmaamijkani waa kii kowaad ee barmaamijyadaas, waxaanan kaga hadli doonaa akhlaaqda iyo muhiimada ay mujtamaca u leedahay. Fadlan hadaad waqti haysato daawo siina fidi…..

Mahadsanidin

Sheikh Said Ali Ahmed