Daawo :Waraysi kooban lala yeeshay Wasiir kuxigeenka warfaafinta puntland.

Wasiir ku xigeenka warfaafintu wuxuu ka jawaabaya su’aalo ay kamid yihiin xiriirka u dhaxeeya warbaahinta & dowladda sida loo hagaajin karo, horey inuu mucaarad u ahaa, khilaaf maka dhaxeeyaa isaga iyo suxufiyiinta qaar.

Wasiiru dowluhu wuxuu ka jawaabayaa aragtiyo badan oo ay kamid tahay maxaa ka run ah inuu horey ugu soo fashilmay hoggaaminta warbaahinta dowladda.