XAGJIR – Noocyada Dhaliinyarada Qurbaha (3)

XAGJIR – Noocyada Dhaliinyarada Qurbaha (3)

Assalamu Calaykum

Waa barmaamijkii 3aad ee barmaamijyo 4 ah oo aan kaga hadlayno noocyada dhaliinyarad Soomaalida ee qurbaha degan. Barmaamijkii labaad waxa aan ku soo bandhignay nooc ka mida noocyada sadaxda aha ee an u qaybinay dhaliinyarada (XAQA DIIDE).Barmaamijkan waxa aan kaga hadlayno nooca labaad oo aan u bixinay XAGJIR. Fadlan  hoos ka daawa asxaabtaadana la wadaag ajar iyo xasanaad Alllah ha kaa siiyo.

Mahadsanidin

Said Ali Ahmed
Ottawa