ILHAAN CUMAR IYO SEYGEEDA OO MAANTA LAGU SOO DHAWEEYAY GAROWE

Waxaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Garowe Xildhibaan Ilhaan Cumar iyo Seygeeda Waxaana kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Garowe masuuliyiin ka tirssan Dowlada Puntland, Maamulka Gobolka Nugaal, Kan Degmada iyo Dadweyne Fara-badan.

Ilhaan Cumar ayaa lagu wadaa in galabta u furto tartan kubadda kolayga ah oo gabdho ciyaartooy ah oo kala socda maamulada Puntland, Jubaland, Galmudug, Hirshebelle iyo Koonfur Galbeed uga furmaya magaalada Garowe.

Soo dhaweyn ka dib Ilhaan Cumar iyo Seygeeda oo boqolaal dadweyne ah la hadlay ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin imaanshaha magaalada Garowe, Waxayna uga mahadceliyeen dadkii soo dhaweeyay.

Daawo Sawirada.

img_1765

img_1857img_1671img_1674img_1676img_1680img_1681img_1691img_1692img_1695img_1697img_1705img_1709img_1713img_1714img_1717img_1720img_1721img_1705img_1709img_1713img_1717img_1720img_1721img_1722img_1724img_1727img_1728img_1737img_1740img_1745img_1748img_1769img_1772img_1778img_1779img_1781img_1795img_1815img_1824img_1828img_1830