Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe: Aqalka sare in Daarood 22-xubnood kuyeesho ma aqbalayno!!! Madashu waa koox yar oo isku reer ah (Daarood) iyo in yar oo ay khaldeen!!!

faysal-cali-waraabeGudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe: Aqalka sare in Daarood 22-xubnood kuyeesho ma aqbalayno!!! Madashu waa koox yar oo isku reer ah (Daarood) iyo in yar oo ay khaldeen!!!

Waa yaabee  saddex nin oo Daarood ah, bal se siyaasada aad ugu kala fog, baa Madasha Qaranka ku jira waana: Cumar C/Rashiid, Axmed Madoobe, iyo C/Weli Gaas, ma waxay ka badan yihiin Nimanka Irir iyo Raxanwayn oo is xulufaysi Qabiil oo wayni ka dhexayo, ee kala ah Xasan Shiikh, C/kariim Guuleed, Maxamed Cumar Carte, Jawaari, iyo Shariif Xasan!!! Waa kaa Caqliga Somaliland yaala ee Soomaali burburiyay, waxa u hadhayna sii tirtirayaa!!!