DAAWO SAWIRADA: 4,650 Tahriibayaal ay ku jiraan Soomaali oo la badbaadiyey

Hadal qoraal oo maanta ka soo baxay Ilaaladda Xeebaha ee Talyaaniga ayaa lagu sheegay inay shalay qaadeen 30 Hawlgal oo lagu soo badbaadiyey in ka badan 4,650 Tahriibayaal oo la socotay 33 dooni oo 27 ka mid yihiin kuwa Cinjirka ee la buufiyo.

Ciiddanka Ilaaladda Xeebaha ee Talyaaniga waxay kaloo sheegeen inay heleen maydadka 28 qof oo ka mid ah Tahriibayaashaasi ka soo shiraacday Xeebaha dalka Libya oo 290 KM u jirta Jesiiradda Lampedusa ee dalka Talyaaniga.

Tiradda Guud ee Tahriibayaasha la badbaadiyey 48-kii saacadood ee ugu dambeeyey waxay gaarayaan in ka badan 10,000 oo qof.

t13

t00

 

t12t11t10t9t8t7t5t4t3t2t1