Shiekh Said Ali: Dhacdo Xanuun badan- Inan Soomaliya oo boolisku ay Ottawa ku dileen.

shiekh saeedShiekh Said Ali: Dhacdo Xanuun badan- Inan Soomaliya oo boolisku ay Ottawa ku dileen

 

Assalamu Calykum

 

24ka bishan July waxa magaalada Ottawa ee dalka Kanda ay qaar ka mida booliska magaaladu dil ugu gaysteen inan Soomaaliyeed oo la odha jiray Cabdiraxman Abdi. Dhacdadaas iyo casharada laga faa’daysan karo ayay ku saabsan tahay kalimadan koobani .Fadalan hoos k daawo siina fidi.

 

mahadsanidin

Shiekh Said Ali

Ottawa – Canada