Qisooyinka Quraanka (20) – Gabadhii Nafteeda iyo reerkeeda badbaadisay

shiekh saeedQisooyinka Quraanka (20) – Gabadhii Nafteeda iyo reerkeeda badbaadisay

 

Assalamu Calaykum

Baraamijka 20 aad ee barmaamijyada Qisooyinka Quraanka waxa aan kaga hadli doonaa qisadii gabadhii boqorada ahayd ee noolayd waqtigii nabi Sulayman. Qisadii Gabadhan iyo sidii ay nafteeda iyo ehelkeedaba u badbaadisay waa qisa cajiiba oo u baahan in la dul istaago casharana laga barto

Fadlan halkan ka daawo hadaad awood u leedahayna sii fidi.


Mahadsanidin

 

Shiekh Said Ali Ahmed

Ottawa