Qisooyinka Quraanka (17) – Qisadii nabi Muse iyo Khidir.

shiekh saeedQisooyinka Quraanka (17) – Qisadii nabi Muse iyo Khidir

 

Assalamu Calykum Waraxmatulahi Wabarakatuhu

Qisada sheekada dhexmartay nabi Muse iyo nabi Khidir waxa ay ka mitahay qisooyinka cajiibka badan ee  Quraanka ku soo arooray. Barmaamijka 17 aad ee barmaamijyada Qisooyinka Quraanka waxa aan ku eegi doonaa qisadii Nabi Muse iyo Khidir ee uu Allah Quraanka kaga waramay .

Fadalan ka faa’idayso siina gaadhsii intii aad awoodo.

Mahdsanidin

 

Shiekh Said Ali Ahmed

said.ali.ahmed@gmail.com

Programmer / Analyst