Qisooyinka Quraanka (16) – Ninkii Allah u nicmeeyay laakiin ka mahad niqi waayay.

shiekh saeedQisooyinka Quraanka (16) – Ninkii Allah u nicmeeyay laakiin ka mahad niqi waayay

 

Assalamu Alaikum warahmatullahi Wabarakaatuhuu

Barmaamijka 16 aad ee barmaamijyada qisooyinka Quraanka ee aan ugu talagalay bisha Ramadaanta waxa aan maanta ku soo qaadan doonaa dooda dhexmartay laba nin oo uu  midkood Allah uu nicmo aduunyo siiyay lakiin aan ka mahad niqin iyo saaxibkiis oo in kasta oo aanu aduun badan haysan  fahmay in aduunku yahay imtixaan. Fadlan daawo doodooda oo uu Ilaahay kaga sheekeeyay Suratul Kahaf, hadaad awoodona sii fidi.

Mahadsanidin

 

Shiekh Said Ali Ahmed

said.ali.ahmed@gmail.com

Programmer / Analyst