Astaanta calanka Somaliya oo laga shidayo buundada Minneapolis, iyo midabkiisa oo lagu xardhaayo (Daawo Video).

Cawaale1Astaanta calanka Somaliya oo laga shidayo buundada Minneapolis, iyo midabkiisa oo lagu xardhaayo (Daawo Video).

Cabdi Warsame, oo ah gudoomiyaha Degmada Lixaad ee Magaalada Minneapolis, ayaa anisixiyay qaraar lagu xusayo maalinta ay Soomaaliya ka xurowday Gumeystayaashii Ingiriiska iyo Talyaaniga oo ku beegan 1-da Luulyo.

Qaraarkaan, ayaa sidoo kale faraya Shaqaalaha magaalada iyo kuwa gobolka in buundada 35W Bridge lagu shido Astaamaha Calanka Somalia ee Buluuga iyo Caddaanka isugu jira Habeenka 01-da Luuliyo ay soo galayso.