Qisooyinka Quraanka (14) – Khudbada uu Ibliis Naarta ka jeedin doono

shiekh saeedQisooyinka Quraanka (14) – Khudbada uu Ibliis Naarta ka jeedin doono

Assalamu Calykum Waraxmatullahi Wabarakatuhu

Qisooyinka uu Quraanku ka sheekeeyay waxa ka mida kudbada uu Ibliis (Shaydaan) naarta dhexdeeda u jeedin doono dadkii aduunka raacay. Khudabadaas Ibliis iyo duruusta laga faa’idaysan karo ayuu ku saabsan yahay barmaamijka 14 aad ee barmaamijyada qisooyinka Quraanka.

Fadlan daawo siina fidi si aad ajarka wax uga hesho.

Mahadsanidin

Shiekh Said Ali Ahmed

said.ali.ahmed@gmail.com

Programmer / Analyst